Dhageyso:fankii farmaajo oo faraha ka baxshey amniga magagaalada muqadishu

0
35

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa dhawaantan ku dhawaaqey dar-dar gelinta dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab. Waxa dhinaca kale soo badanaya weerarada ay kooxda al-Shabaab ka geysaneyso magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo ka mid ah Soomaaliya.

Haddaba, go’aankii uu dhowaan Madaxweyne Farmaajo ku iclaamiyey dagaalka ka dhanka ah al-Shabab iyo qaraxayada aan kala go’a lahayn ee magaalada ka dhacaya ayaa Jamaal Axmed Cismaan waxa uu ka waraystay Korneel Shariif Xuseen Roobow oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya kuna sugan Muqdisho.

halkaan ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here