Deg:Deg:-Masuul Xil Sare Hayey oo Hadda Ku Dhawaqay in uu is-casiley+Sababta iyo Sir La Ogaaday.

0
33

Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland Ee Arrimaha Doorashooyinka C/llaahi Xaaji Cumar Jawaan ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka sheegay inuu Iska Casilay Xilkii uu ku Magacownaa oo ahaa Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Doorashooyinka.

C/llaahi Xaaji Cumar Jawaan ayaa sheegay in Sababta keentay inuu Iscasilo ay tahay Fara gelin Joogto ah oo uu ku hayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo,waxaana sidoo kale uu ka baxay C/llaahi Xaaji Cumar Jawaan Xisbiga Muxafidka ah ee Wadani.

Madaxtooyada Somaliland ayaa sidoo kale wuxuu ku eedeeyay in ay Fara gelin joogto ah ay ku hayso Arrimaha Doorashooyinka iyo Guud ahaan Talada dalka oo Gacanteeda ku jirta.

Hayeeshee weli kama hadlin Madaxtooyada Somaliland Eeda loo soo jeediyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here