Deg Deg:Kenya oo sheegtay in ay dishay sarkaal katirsan al_ Shabaab

0
34
booqasho news

Dowladda Kenya ayaa sheegtay Howlgal ay iska kaashadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale Ciidamada dowladda Kenya in ay ku dishay Taliye ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay in degaanka Kudhaay ee gobolka Jubbada Hoose ay ku dileen Sarkaal lagu magacaabo Baashe Nuur Xasan oo ka mid ahaa Taliyeyaasha Al-Shabaab.

booqasho news

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here