DEG DEG”:”:Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

0
90

Madaxwene Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaamineyey ee booqashada ku tagay dalka Turkiga ayaa dib ugusoo laabtay dalka.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya.

Kasokow booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Turkiga dhinaca kale waxa ay labada dal u aheyd fursad ay ku xoojiyaan iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya.

Madaxweynaha Somaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa horay u sheegay in Soomaaliya ay u baahantahay inay horay usocoto iyadoo kaashaneysa caalamka waxaana safaradiisi ugu danbeeyey ee uu madaxweynuhu ay ahaayeen kuwo waxtar badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here