DEG DEG:Ciidamadda Itoobiya Oo Iskaga Baxay Magaalada +++++

0
40

 

Ciidamada Dowlada Itoobiya ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ayaa maanta iskaga Baxay Magaalada Dhuusa-Mareeb ee Gobalka Galgaduud halkaasi oo uu ka Arimiyo Maamulka Gobalada Dhexe ee Ahalusuna,

Ilo Xog ogaal ah ayaa Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho u Xaqiijiyey in Ciidamada Itoobiyo ee ku sugan Magaalada Dhuusa-mareeb ay Xalay Bilaabeen inay Iskaga Baxaan Saldhigyada ay ku leeyihiin  Magaaladaasi kuwaas oo aan la Ogayn Sababta ay uga baxayaan Dhuusa-mareen

Inta badan Ciidamada ayaa Xalay ka baxay Magaalada waxaan maanta Dhaq-dhaqaaq wada Qeybtii ugu danbeysay oo ku wajahan deegaano dhaca xaduuda Soomaaliya iyo Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here