Deg Deg:Askari gaari shacab saarnaa oo tooreey lagu dilay qoraygiina laga qaatay

0
35
booqasho news

Wararka aan ka heleyno Isgooyska Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho waxaa ay sheegayaan in halkaa lagu dilay Askari ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Dad goobjoog ahaa ayaa inoo xaqiijiyay in Askariga oo saarnaa gaari Nuuca dadweynaha ay raacaan oo BL ah lagu dhax dilay Askariga.

Dilka ayaa loo adeegsaday Tooreey waxaana kooxda tooreeyey Askariga markii uu geeriyooday ay ka qaateen Qorigii uu watay islamarkiina goobta waa ay ka baxsadeen kooxda.

Dilka noocan oo kale waa mid naadir ah waxaan Mudooyinkii u dambeeya Muqdisho ku soo kordhayay Dilalka loo geysanayo Askarta Dowlada Federaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here