DEG DEG: Xiisad ka taagan Galgaduud iyo Dad shacab ah oo la laayay

0
149

Wararka inaga soo gaaraya Deegaano ka tirsan Gobolka Galgadud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay caawa ka taagan tahay Xiisad u dhexeysa Labo Maleeshiyo Beeleed.

Xiisada ayaa ka taagan inta u dhexeysa Deegaanada Gadoon iyo Xiindheere oo Gobolka Galgaduud ka tirsan.

Waxaana Xiisadani timid kadib markii Maleeshiyo beeleed Abaabulan ay weerareen meel ay ku noolaayeen Dad Rayid ah.

Maleeshiyaadkaasi ayaa dilay 2 qof halka ay dhaawaceen 2 kale oo mid ka mid ah uu yahay wiil 3 jir ah waa ay dhaawaceen sida dadka deegaanka ay ay inoo xaqiijiyeen.

Inta badan Deegaanada Gobolka Galgaduud waxaa mudoo yinkii u dameeyay ka dhacayey dagaal beeleed khasaaro dhimasho iyo dhaawac geestay..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here