DEG DEG: Tiriro Madaafiic Ah Oo Gordhow Ku Dhacday Agagaarka Goroonka Diyaaradaha Muqdisho+ qasaaraha ay gesatey

0
21

Tiro madaafiic ah ayaa ku dhacday qaar ka mid ah xaafadaha ku dho dhow garoonka duyuuradaha ee magaalada muqdisho iilaa iyi hadeer waxaa la xaqiijiyeyin 2 guri ay madaafiicda ay ku dhaceen

Islamarkaana aay ku baaba’een qoysaskaasi

Lama oga halka lala damacsanaa madaafiicdaasi ku dhacda agagaarka garoonka duyuuradaha ee magaalada muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here