Deg Deg: Soomaali Pakistan ku nool oo loo gestey dhac baahsan

0
36

Kooxo hubeysan  oo gaaraya Todaba ruux ayaa dhac u geestay soomaali ku nool caasimada labaad ee dalka Pakistan ee Karachi kuwaa oo sidoo kale afduubtay 2 kamid ahaa waardiyayaasha xarunta ganacsi ee la’dhacay.

Kooxda burcad ah ee dhaca u geestay xarunta ganacsi ee soomaalida ayaa gudaha xaruntaasi ku jiray saddex saacadood  iyagoo dhacay afar labtop,afar mobile iyo shaashadaha looyaqaano LCD-da sida qunsulka safaarada soomaaliya u qaabilsan Pakistan Saif-Ur-Rehmaan uu ugu warmay warbaahinta dalkaasi.

Maarsadii inasoo dhaaftay 16’keed ii ayey ahayd markii soomaalida ku nool dalkaasi iyo pakistaaniyiinta ay u dabal dagaayeen xeriirka labadda wadan oo soo jiitamaayey moddo ka badan 57’sano

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here