DEG DEG:’: Shabeel lix qofood ku dhaawacay Deegaan ku dhow..

0
310

 

inta la xaqiijiyay ilaa 6 qof ayaa waxaa uu dhaawacay Degmada Muranga ee Bartamaha Dalka kenya.

Shabelka  dadka waxa uu ka dhaawac  Madaxa, Lugaha, iyo Gacamaha.

Weerarka ayaa ka dhacay Deegaanka lagu magacaabo Ngaaini oo ka tirsan Degmada Muranga ee Bartamaha Dalka kenya.

Shabelkan ayaa la sheegay in dhowr jeer oo hore sidaan oo kale uu u soo weeraray Deegaankan oo sidaan oo kale uu ugu dhaawacay dadka deegaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here