DEG DEG: Qof Maxbuus ahaa oo lagu dhax dilay Xabsiga Magaalada’’’’’’’’’

0
31

Magaalada Baled Xaawo ee Gobolka Gedo wararka aan ka heleyno waxaa ay inoo xaqiijinayaan In Saldhiga Booliska Ee Degmadaasi in uu ka dhacay fal dila ah.

Dilka ayaa loo geystay Qof Shacab ah oo la sheegay in uu ahaa Maxbuus kaas oo lagu dhax dilay Xabsiga Magaalada Baled Xaawo ee gobolka gedo dhexdiisa.

Qofka xabsiga lagu dhaxdilay ayaa waxaa wararku sheegayaan in dhawaan lagu soo xiray halkaas kadib markii uu soo dacweeyay Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada lamana oga ilaa hadda cida ka dambeysa dilkaas..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here