DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo goor dhow ka dhoofay Muqdisho

0
157

Wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka duulay Goor dhow Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha Ayaa ku sii jeeda Dalka Turkiga waxaana sagootintiisa ka qeyb galay Xubno isgu jira Wasiiro,Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan waana safarkiisa 5-aad ee Dalka uu kaga baxo tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyaha Somaliya aya Madaxda Dalka Turkiga kala hadli doona arrimo ay ka mid yihiin Sidoo loo xoojin lahaa Xiriirka labada dal, Abaaraha ,Amniga isagoona la kulmi doona Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here