DEG DEG : Dil naxdin leh oo caawa ka dhacay Muqdisho

0
42

 

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Koox Bastooladley ah ay Salaadii Maqrib Ku dishay Isgoyska Siinaay Nin Jiis ah oo Boosteejada Siinaay Gaadiidka ka rari jira

Dilkan ayaa lasoo sheegayaa iney geysteen kooxo hubeysan kuwaas oo isla markiiba meesha isaga baxsaday.

Lama oga sababta ka dambeysa dilka ninkan rayid ah ee baahida gaarka ah qabay loo dilay, waxaana halka dilka uu ka dhacay gaaray ciidamo kkatirsan dowladda Soomaaliya oo howlgallo wadda

Dilalka ayaa joogta ka noqday magaaladda Muqdisho iyadoo dowladu ay ku guul dareysatay iney wax ka qabato

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here