DEG DEG :Al-shabaab oo laga cabsi qabo in ee Weeraraan Hoteelo ay Degan Yihiin Wasiiro

0
130

 Ilo lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijiyay in Dagaalyahanax XarakadaAl-shabaab ay weerar ku yihiin Hoteelo ku yaala Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya oo ay degan yihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaliya.

Lama xaqiijin Magacayadda Hoteeladda ay weerarka ku yihiin Dagaalyahanada XarakadaAl-shabaab, ee ku yaala Magaalada Muqdisho iyo qaabka loo fulinayo weerarka, balse waxa ay sheegeen in weeraradaas ay yihiin kuwa ka duwan kuwii hore.

Al-shabaab ayaa horey weeraro toos ah iyo qaraxyo waxa ay ugu qaadeen hoteelo ku yaala Magaalada Muqdisho,waxaana dhacdooyinkaas lagu dilay xildhiban, iyo dad shacab ahaa oo ku sugnaa Hoteeladaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here