DEG DEG: Al-shabaab oo Dad ku xir xiray Degaanka Mareerey Ee Gobolka Shabellaha ===

0
67

Wararka ka imaanaya Degaanka Mareerey ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Degaankaas ku Xir xireen Tiro Dhalinyaro ah oo ka mid ahaa Dadka Degaanka Mareerey.
Degaanka Mareerey Ee Gobolka Shabellaha Hoose oo 7 KM u jira Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa shalay waxaa Dagaal kula wareegay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Balse Saakay ayay isaga Baxeen Degaankaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here