Deg Deg Ah:-Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
54

wararka nagasoo garayo Degmada Hilwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay ku waaramaayaan in kooxo hubeesan ay risaas ku fureen maqaayad halkaasi ku taalo waxaana la fahansanyahay in maqaayadaasi uu ku jiray askari kamid ah ciidamada Dowladda Soomaaliya.
waxayna wararku intaasi ku daraayaan in halkaasi uu ku geeriyooday askarigaasi kadib markii kooxaha hubeesnaa ay ku fureen risaas fara badan.
kooxda hubeesneed ee falkaasi geesatay ayaana goobta ay dilka ka geesteen iskaga baxsaday.
halkaan kala soco waxii warkaan kasoo kordho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here