DEG DEG AH: Dil goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho+masuulka ladiley magaciisa

0
393

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho waxaa ay sheegayaa in goor dhow kooxo hubesay ay ku dileen Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Askariga ayaa lagu dilay Xaafada Siliga Ameerikaanka oo ka tirsan Degmada Wadajir ee Muqdisho waxaana goobta ka baxsaday Kooxdii dilka geysatay.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxay sheegayan in iminka ay Ciidamadu halkaasi ka wadaan howlgal ay ku baadi goobayaan ragii dilka u geestay Askariga..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here