DAAWO VIDEO:Laba Gabadhood Oo Soomali Ah Oo lagu Kufsaday Dalka Kuwait

0
46

Laba Gabdhood oo Soomaali Ah Ayaa lagU kufsaday  xafad Ku taala caasimada Dalka Kuweyt Sida  Uu daabacay Wargayska Soo baxa Dalka Ku waite Ee Al Rai.

Labadani gabdhood Ayaa Lagu kufsaday xafada Wafra Ee Caasimada Dalka Kuweyt Kadib markii halkaasi Kula balameen laba nin Oo  Dalkaasi U Dhashay Oo Mid ka Mid Ah la Sheegay Inuu xirir kala Dhaxeeyey Gabadhaha mid ka mId Ah.

Booliska Dalka Kuweyt Ayaa Sheegay Inuu Ninkani gabadha Ku balamiyey Xafada Wafra Isaga iyo saxiibkiisa Iyadoona Ay Codsadeen saxiibteeda Inay Horay usoo kaxayso kadibna Markii halkaasi Ay tagtay Babaur Ay Ku kaxaysteen Kadibna beer Ku taalka  xafad cadiimiya Ku Kufsadeen.

Nimankani Kufsiga Ka Danbeeyey Mid ka Mid Ah Ayaa La Sheegay Inuu  Xirir kala Dhaxeeyey Gabadhaha Midka Mid Ah isagoona U Sheegay Inuu guursanayo gabadhani,waxana uU xiligaasi kadib Ku Balamiyey Xafada.

Kufsiga Kadib gabadha Ayaa Wargalisey Booliska Iyagoona Gacanta ku dhigay raga Kufsiga Ka Danbeeyey,waxana Maxkamada Dalkaasi loo gudbiyey Dacwada Labadani Nin loo haysto,Iyadoona Gabadhaha  Isbitaal Loo Diray Si loo baadho in la kufsaday.

Halkani Riix Video Muqaalka

Ilaa Hada Magacyada Gabadhani Ayuusan Weysgayska Shaacin,waxana la Sheegay Inay Ahayeen gabadhani kuwo Mid Deganaansho ku haystey Dalkaasi.

Two Kuwaiti youths rape two Somali women in Wafra farm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here