DAAWO VIDEO:350 Oo Qoys Oo Sool Iyo cayn Xoolahii ka Dhamaadeen…

0
29

350 qoys oo kamid ah dad ka soo guuray degaano dhowr ah oo ka tirsan degaanada gobolada sool sanaag iyo cayn ayaa gaadhay deegaanka goljano ee gobolka sool halkaa oo cuqaasha odayaasha iyo garaad saleebaan buraale ayaa ka codsaday in gargaar deg deg ah lala soo gaadho

 

HALKAAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here