DAAWO VIDEO: Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Lagu Toogtay Magaalada Nairobi

0
34

Wararka ka imaanaya magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay labo wiil oo dhalinyaro ah.

Toogashadan ayaa ka dhacday xaafada ay Soomaalidu degan tahay ee Islii, waxaana ciidamo katirsan kuwa sida gaarka ah utababaran ee Fly Squad-ka loo yaqaan ay toogteen labadaas wiil.

labadan wiil ayaa mid yahay somali halka midka kalena yahay oromo, waxaana lagu eedeeyay iney ka tirsan yihiin kooxda Super Power-ka loo yaqaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here