DAAWO: Sawirrada Qaraxa

0
37

Wariyaha booqasho news ayaa waxyar kadib tagay goobta uu qaruxu  ka dhacay oo ku dhow wasaaradda amniga gudaha, kaasi oo ay ka dhalatay waxyeelo isugu jirta dhimasha iyo dhawaac, iyadoo la soo wariyey inay ku dhinteen Siddeed ruux oo shacab ahaa.

 

Qaraxa xooggiisa ayaa burburiyey dhismaayaal badan oo ku yiilay halka uu ka dhacay waxaana Sawiro kasoo qaaday wariaha booqasho news

 

Halkaan hoose ka Daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here