DAAWO MUQAAL: Puntland Oo ka Digtey Koox Dimeedka Takfiir ka ah Ee Soomaaliya Looga Dhawaqay

0
21

Puntland Ayaa Digniin Kasoo saartay Kooxda Dimeedka Barayahani la sheegay In looga Dhawaaqay magaalada Muqdisho,Kooxdani Waxay la Baxday saacidinu Bil Xaq .

Waxay Puntland ugu baaqday Dowlada Faderalka iyo Dowlad Goboleedyada Inay ka Hortagaan Kooxdani Fikrada Ay wataan Tahay Takfiir Inay Bilaabaan.

 

HALKAAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here