Ciidamada DF oo heegan ku jira iyo Cabsi xoogan oo ka taagan Magaalada..

0
26

Wararka inaga soo gaaray Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay cabsi ku aadan in ururka Al-shabaab ay weerar kusoo qaadan.

Waxaana Wararku intaa ku darayaan in Amaanka Degmada si aad ah loo adkeeyay waxaana jira howlgallo ay sameynayaan ciidamada isku dhafka ah ee ku sugan Degmada Ceelwaaq.

Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq Ibraahim Guuleed ayaa waxaa uu sheegay inay ka warheleen qorshe ay Al-shabaab ku doonayaan inay kusoo weeraraan degmada Ceelwaaq isla markaana ay u diyaar garooben sidii ay isaga difaaci lahaayeen .http://booqasho.com/wararka-maanta/video-booyeeso-itoobiyaan-oo-iska-tuurtay-dabaq-7-biyaano-ah-xili-muuqaal-laga-duubayay/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here