Ciidama Xooga Oo Raashin Ugu Deqey Dadka Abaaraha Ka Soo Barakacey

0
37

Ciidanka xoogga dalka somalia ayaa ku deeqey garamkoodi dadka abaaraha hala keesey   e ku sugan duleydka magaalada muqadishu

ciidanka raashinka ugu diiqey ayaa ah ciidamada sida gaarka u tawabaran ee loo yaqaano kuman dooska

ciidanka ayaa ah laf dhabarka dalka waxa ayna maanta ugu deqeyn dadka abaaraha xoola hoodii ka laasay raashinkii ee ayaga qaadan lahaayeyn

Ciidamadaan ayaa ah  ciidamii ugu horeyey oo garamkoodi ugu deeqey dadka ka soo bara kacey abaaraha ka jira dalka somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here