Cabdi Kaliil “Al Shabaab waxey afduubteen Shaqaallo gargaar

0
35

Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta degmada Luuq ee gobolka Gedo Al-Shabaab ayaa Afduubtay Shaqaallo Gargaar oo ka shaqeynaayay Talaalka .

Taliyaha Saldhiga degmada Luuq Diyaad Cabdi Kaliil ayaa Risaala u sheegay in Shaqaalahaasi Gaari ay saarnaayeen laga Afduubtay meel 15 Km u jirta degmada Luuq.

Waxaa uu sheegay in Joornaati Shan maalin ay ugu shaqeynaayay Hay’adda WHO oo ka shaqeysa Caafimaadka.

Taliyaha ayaa xaqiijiyay in shaqaalahaasi ay hadda gacanta ugu jiraan Al-Shabaab.

Shaqaalaha la Afduubtay ayaa dhammaantood ah Soomaali .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here