Baraha Bulshada oo weerarkii ugu weynaa lagu qaaday Madaxweye Farmaajo kadib…

0
42

 Dadka Soomaalida ah ee adeegsada baraha bulshada ku xirirto ayaa si weyn u hadal haya tacsi lagu qoray bogga rasmiga ee madaxtooyada Soomaaliya.

Tacsidan ayaa ku socotay dowladda iyo shacabka Masar waxaana dadka lagu dilay laba kaniisadadood oo dalkaasi ku yaalla ay ku tilmaantay shahiidiin.

Dadka aad u fara badan ayaa si weyn u eedeeyay qaabka loo qoro bogga rasmiga ah ee madaxweynaha, waxayna qaarkood xusuusiyeen in Muqdisho dad badan ku dhintaan oo aanay madaxtooyadu ka hadlin.

HOOS KA AKHRISO JAWAABAHA LAGU WEERARAY TACSIDII MADAXWEYNE FARMAAJO

خالص عزائنا لمصر شعبا ودولة، ولأهالي وعائلات شهداء كنيستي و#الاسكندرية ، وكل تمنياتنا بالشفاء لجميع المصابين

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here