Baasboorka Somaliya Oo Noqday Bassboorka Aduunka Ugu Qaalisan Dhamaan Wadamada Calaamka Iyo Yaab ka Taagan

0
48

Baasboorka Somaliya Oo Noqday Bassboorka Aduunka Ugu Qaalisan Dhamaan Wadamada Calaamka Iyo Yaabka Taagan

Waxaa jirto Dhibaato aad u weyn oo ay Shacabka Soomaaliyeed ku qabaan qaadashada Baasaboorka taasoo isugu jirto mid dhaqaale iyo mid ku saabsan helitaanka Baasaboorka oo loo maro arrimo dhib badan.

Marka laga hadlayo qiimaha Baasaboorka Soomaaliya, wuxuu ka mid yahay Baasaboorada ugu liito adduunyada oo aan lagu tagi karin wadamo badan, haddana waa midka ugu qaalisan adduunyada marka loo fiiriyo baasaboorada aan tayada fiican laheyn, sidoo kale wuxuu ka qaalisan yahay baasaboorka ugu tayada fiican Adduunka.

Tusaale ahaan Baasaboorka ugu tayada badan adduunka laguna tagi karo wadamada ugu badan waa dalka Ingiriiska, waxaa lagu tagi karaa ilaa 173 Wadan haddana qiimihiisu waa 110 Dolar.

Midka soomaalia waxa lagu qiyaasaa 250 ilaa $320 dollar  waxana lacagtaas ka dhigtey  musuq maasuq baahsan oo kataagan xarunta ima gareshinka ilaa CID

Dadka Bassboorka U Baahan Ayaa U Badan Dad Xasuusan Arday Iyo Xujaaj kuwaas Oo Ah Intii Bulshada U Jilicsayd Iyagoo U Baahna In loo Fududeeyo Si Naxariisle Na loogu loogu Dhameeyo Arimahooda

Dadka Baasboorka U Baahda Ayaa Sheegaya In Meelo Kala Duwan Lacago Lagaga Qaado Isla Markaana Ay La Kulmaan Qarashyo Badan Oo Qaar Kood Gacmo Kale ku Dhacaan Iyadoo Taas Ay Weliba U Dheer Tahay Caqabado Aan Halkan Lagu Soo Koobi Karin

Caadiyan Caalamka Ayaa Bassborka Qofka Muwaadinka Ah Loogu Sameeya 10 ilaa 70 Marka U Tago Xafiisyada Dawlada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here