Baabuur Dad Lagu Dardarsiiyey Dalka Sweden+meedad oo jidka yaal

0
29

Wararka ka imaanaya dalka Sweden ayaa sheegaya in ugu yaraan ay saddex ruux geeriyoodeen kadib marki baabuur kuwa xamuulka ah lagu jiirsiiyey dad marayey wadada Drottninggatan ee magaalada Stockholm.

Warbaahinta dalka Sweden ayaa ku warramay in ay jiraan tira dad ah oo weerarka ku dhaawacmay. Booliska ayaa xiray goobta waxaana la maqlayey rasaas.

Sidoo kale waxaa la xaqiijiyay in uu baxsaday ninkii fuliyay, balse ay Booliska wali baadi-goobayaan.

booqasho news
booqasho news

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here