Ayaan Xersi oo hory u aflagaadeysay Diinta Oo soo saartey Go,aan kale

0
35

Ayaan Xersi oo ah Gabar Soomaali ah balse horey u aflagaadeeysay Diinta islaamka ayaa hadda ka laabatay Go’aan ay horey u gaartay.

Go’aanka ay gaartay waxaa ay si toos ah ugu shaacisay Tv-ga dalka Australia waxaana uu go’aankaasi salka ku hayaa Safaro ay ku tagi la heyd wado ku yaalla qaarada Yurub.

Ayaan Xersi ayaa ku sheegtay sababta ay safarkeeda u baajisay in ay hesdhay Macluumaad la xiriira in la dilay taas oo lagu soo gaar siiyay Fariimo badan oo u soo dhacay.

gabadhan somali u dhalatay ee kal hore diinta Islaamka u geftay ayaa waxaa ay Horey u qorsheysay in ay booqaasho ku tagto wadamada Zealand iyo Australia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here