AMISOM Oo Gari Dadweyne Ay Saaranyihiin Ku Jiirtay Duleedka Muqdisho

0
68

Kolonyo aya la socdeen Ciidamada Miduwga Afrika ee AMISOM ayaa ayaa gaari Nooca Dadweyanaha xambaara waxa ay kula dhaceen inta u dhaxeysa deegaanka Garasbaaleey iyo Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Ciidamada AMISOM ayaa ala sheegay in aya isku beegeen gaariga Gaasiaga ah ee Shacabka siday weliba iyaga oo xawaare dheereyay ku socda taas oo sababtay in ay isku dhacaan labada Gaari.

Dadweynihii ayaa la sheegay in ay kala carareen si naftooda ay u badbaadsadaan Laakiin waxa dada goobjoogayaal ay xaqiijiyeen in uu dhaawac soo gaaray Kirishiboygii dhinaca ka heystay Caasiga oo dhaawaciisa loo qaaday mid ka mida Isbitaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here