Akhriso:-Heshiiska ay Kala Saxiixdeen Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug.

0
29

Waxaa goordhow soo gaaray warqabadka Booqashocom heshiiska ay kala saxiixdeen dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedka Galmudug.

Heshiiskan ayaa ku saabsan dib u dhigista doorashada Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug ilaa 30 bishan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here