Xog”Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Maanta Marki Ugu Horeysay Kulan Yeelanaya

0
35

Waxaa maanta oo Khamiis ah kulankoodi ugu horeeyay magaalada muqdisho ku yeel;anaya Golaha wasiirada cusub ee soomaaliya.
Kulanka oo laguwado in uu shirgudoomiyo Ra’isul wasaaraha soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa qorshaha uu yahay in kulanka diirada lagu saaro arimo muhim ah oo quseeya xaalada haatan dalka uu marayo sida dhinaca amniga iyo Abaaraha xiligaan saameeyay gobolada dalka soomaaliya.
Golaha wasiirada oo aan weli si rasmi ah ula wareegin xafiisyadi ay ku shaqeyn lahaayeen ayaa dhinaca kale waxa ay maalinki shaley aheyd codka kalsoonida ka heleen baarlamaanka soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here