War Deg Deg:-Shirkadda Hormuud oo Xabsiga Dhigtay Wariye Caan+Magaciisa iyo Idaacadda uu Ka Howlgalo.

0
36

Warar lagu kalsoonan karo oo haatan soo gaaray Booqasho.com ayaa xaqiijinaya in Ciidamo Ka Socda Xaruunta CID ay Xireen Wariye Cabdulaahi Muuse Galgacal Oo Ah Wariye Inmuda Ah Ku Dhaxjiray saxaafada Soomaliya.

Wariyaha ayaa la sheegay in uu u xiran yahay Shirkadda Iagaaraiinta Hormuud Wuxuuna Ku Xiranyahay Xaruunta CID –da .

Warar  sidoo kale lagu kalsoonan karo oo aan helnay ayaa muujinaya in wariyaha  uu isku dayay in lacag kale oo baad ah uu ka qaato Shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom, oo hada ka hor siisay Lacago waali ah kadib markii uu dacaayad ka sameeyay, taasi oo hoos u dhigtay Sumcadda Shirkadda.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here