War Deg Deg ah:- Dil Saakay Ka Dhacay Mgalaada M

0
36

Waxaa saakay koox hubeysan gudaha degmada wartanabada ay ku dileen nin kamid ah dadka ku nool degmadaasi.
Ninka la dilay oo lagu magacaabi jiray C/laahi gacmo Gaab ayaa waxaa saakay koox ku hubeysneyd Bastoolado ay ku toogteen gudaha suuqa Siinaay ee degmada wartanabada.
Ninka la dilay ayaa la sheegay in uu kamid ah ahaa Waardiyayaasha suuqa Siinaay islamarkaana mudooyinki la soo dhaafay la sheegay in uu la kulmayay Hanjabaadyo dhowr ah oo kaga imaanayay kooxda dilka geysatay.
Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay Goobta isaga baxsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here