Shaqaale Samafal Oo Lagu Dilay Dalka South Sudan.

0
72

Hadal ka soo baxay Xafiiska QM ee Isku-xirka Hawlgalka Smaafalka ee OCHA ayaa lagu sheegay in 6 Shaqaale Samafal la dilay, kadib, markii  ay Maleeshiyo hubeysan jidka u galeen, xilli ay Shaqaalahaasi ku sii jeedeen Degmdda Pibor ee Bariga dalkaasi.

OCHA waxay sheegtay in ugu yaraan 12 Shaqaale Samafal sannadkan  lagu dilay dalkaasi, iyadoo tirada guud ee shaqaalaha lagu dilay dalkaasi gaarayaan 79 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here