SAWIRO: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la Dhaariyay

0
46

kadib markii Dhowaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay Cod Aqlabiyad Leh ku Ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ee uu Dhowaan Soo dhisay Ra’isilwasaare Kheyre ayaa hadda La Dhaariyay.

Gudoomiyaha Maxkmada Sare ee Dalka ayaa dhaariyay Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Intaasi kadib Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya C/wali Shiikh ibraahim Muudey ayaa kula dardaaray Wasiirada in ay la yimaadaan Waxqabad Wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here