Qunsuliyaddii Poland Ee Galbeedka Ukraine Oo La Weeraray.

0
30

Dabley aan la aqoonsanin ayaa la sheegay inay weerareen Qunsuliyadaasi oo ku taalla Degmadda Lutsk, waxayna burburiyeen Saqafka Dhismaha iyo Daaqadihiisa.

Websaytka Volyn24 ayaa qoray inuu weerarkaasi shacay saqdii dhexe ee xalay, maana kala cadda in Dhismaha gantaal lagu dhuftay iyo in la rasaaseeyey.

Boliska dalka Poland weli kama hadlin weerarkaasi, mana jirto koox sheegatay weerarkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here