Qeybo Ka Mid Ah Kaaraan Iyo Heliwaa Waxey Ka Tirsanyihiin Hirsahbelle

0
37

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sheegaya in xaafado ka mid ah Kaaraan iyo Haliwaa ay ka tirsanyihiin maamulkiisa Hirshabelle .

Hadalkaas ayu ku sheegaya magaalada Baladweyne mar uu wariyayaasha kula hadlaayey , waxaa uu sheegay iney muhiim tahay in la garto xuduudaha ay maamul goboleedyada  kala leeyihiin iyo sohdimahooda .

Cosoble ayaa lagu casuumin shir Muqdisho ka dhacay oo loog hadlaayey xuduudaha maamulada Soomaaliya ka jira .

Dhawaan ayu sheegay inu furi doono dekeda Ceelmacaan  iyo garoonka diyaaraha Cisileey.
Xigasho : radio dalsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here