Guddoomiye Waraabe oo ka hadlay heshiiska Somaliland iyo Khaatuma

0
32

Guddoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay heshiiska Maamulada Somaliland iyo Khaatuma ay ku gaareen wadanka Jabuuti.

Waxa uu sheegay in uu si wanaansan ku soo dhamaaday heshiiska, isaga oo sidoo kale sheegay hada in ay wadaan howlo yar yar oo lagu dhameystirayo heshiiska.

Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa sidoo kale waxa uu sheegay Maamulada Somaliland iyo Khaatuma in ay yihiin dhinacyo aan kala maar meyn.

Maamulada Soomaaliland iyo khaatuma ayaa wada hadaladooda waxaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban Sideed Qob, oo labada dhinac ay ku heshiiyeen.

Qodobadan ayaa si weyn markiiba dadka siyaasada odorosaa ay sheegeen in aan wax heshiis ah oo ka duwan kii ugu horeeyey ee labada dhinac yeeshaan ee ka dhacay Addis Ababa waxba ka bedelayn, arintaasna waxay muujinayaan in bay leeyihiin dhabta wada hadalka aan weli la guda gelin ama aan dadka loo sheegin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here