Dowlada P/Land oo sameysay Arin aysan ogeyn DF & Shirkad China ah Oo Lagashey Heshiis

0
33

Maamulka Puntland ayaa shaaciyay inay heshiis shidaal baaris la gashay Shirkada CCECC, war qoraal ah oo kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Puntland ay maanta ku yeesheen Garoowe waxaa lagu sheegay in shirka lagu ansixiyey heshiiska ay wada galeen shirkada CCECC iyo Puntland.

Qoraalka waxaa lagu sheegay in shirkadu ay dhisayso wado laami ah oo isku xirta Garoowe iyo EYl iyo Garoonka diyaaradaha ee Galkacayo , taasi bedelkeedna ay Puntland ka sameyn doonto sahmin shidaal iyadoo xafiisyo ku yeelanaysa Puntland.

Shirkada CCECC oo laga leeyahay dalka China waa shirkada dhistay Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here