DEG DEG: Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Wasiirada Cusub

0
32

Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd cod aqlabiyad ah ku ansixiyay golihii wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul wasaare Kheyre.

Barlamaanka oo ay soo xaadireen 242 Xilbaan ayaa waxaa golaha wasiirada ogolaaday 224 Xildhibaan, waxaana diiday 15 Xildhibaan, halka ay ka Aamuseen 2 Xildhibaan gudoomiyuhuna ma’uusan codeyn.

Barlamaanka ayaa waxaa shir gudoominayey guudoomiye ku xigeenka Barlaamanka Cabdiweli Ibrahim Cali Sheikh  (Muudey) waxaana ka maqnaa fadhiga Jawaari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here