DAAWO VIDEO:Maxa Kala Haysta Madaxweyne Farmaajo Iyo Puntland ?

0
61

Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin.

Warbixintan oo afar qeyb ah waxaan mid mid ugu eegi doonaa xaaladaha adag ee soo wajahaya hogaanka cusub ee ay Soomaaliya yeelatay iyo sida ay ula jaanqaadi karaan maamul goboleedyada iyo Caqabadaha jira, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, siyaasada iyo amaanka

 

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here