DAAWO VIDEO:Arin Naxdin leh Gaadhi Hilib Dad wada Oo hargaysa Lagu qabtay,Kelyo Iyo beer Dad

0
29

Magaalada Hargaysa Ayaa waxa Lagu qabtay Arin yaab noqotay taasi oo Ah baabur Shixnad Ahaan U wada Hilibka Dadka Nool,iyo Helyaha Iyo beerka Bini’adamka Oo Talaagado laga Buuxiyey.

dadweynaha Ayaa Iskugu soo baxay Goobta Babaurta Lagu qabtay,Iyadoona Looga Shaki san yahay Inay dadka nool kala Baxaan kalyaha Shirkadani.

Waxa Baryahani danbe Deegaanada Maamulka Soomaliland Laga waayey Xaruur tiro badan Kuwaasi Oo intooda Badan la Sheegay Inay dad Bini’adamka Ka Ganacsada ka Afduubeen Magaalada hargaysa.

Boqolaal waalidiinta   Laga Dhacay Ubadkaasi Ayaa Sheegay Inay caruurtooda kelyaha lagala Baxay Ama la Afduubay,iyagoona Wal wal Soo foodsaareen waalidintaasi.

 

HALKAAN KADAAWO ARINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here